25 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

Guddiga Aqalka Sare oo ka hor-yimid shirka shidaalka Soomaaliya ee London

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Kheyraadka, kaabayaasha dhaqaalaha iyo gaadiidka ee Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya ayaa ka hor-yimid shirka shidaalka Soomaaliya ee la qorsheeyey inuu London ka dhaco 7-da Febraayo.

Qoraal kasoo baxay guddoomiyaha guddiga xildhibaan Ilyaas Cali Xasan ayaa lagu sheegay  in shirkan uu yahay sharci-darro, islamarkaana Soomaaliya aysan qaban karin shir noocan oo kale ah ilaa laga ansixiyo sharciga shidaalka dalka. Hoos ka aqriso qoraalka.

- Advertisement -

Read more

Local News