28.9 C
Mogadishu
Sunday, November 16, 2025

Habeenka hal-abuurka iyo qoraaga ee Zurich (Ogeysiis)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Waxaa si milge iyo maamuus leh kuugu martiqaadaynaa inaad nagala soo qaybgasho bandhigga buugaagta bahda laashin:

Gaso ganuun iyo gasiin. Prof Cali A. Jimcaale
Bidhaamiye . Barbaariye Bashiir Cali Xuseen
Godob iyo Gallad. Dr Xuseen M.Cabdule
Waa habeenka Hal abuurka iyo Qoraaga ee magaalada Zurich.
Goobta: Reformiert Kirche Zurich
Stauffacherstrasse 8
8004 Zurich
Amminta: 15.06.2019
Goorta: 18:30
Kala xidhiidh:
Cabdalla Saciid : +4179 585 37 98‬
Liibaan Axmed Qoodow:‭+41 76 558 30 21‬
Cabdiraxiin H. Galayr : +41 76 612 72 80

- Advertisement -

Read more

Local News