0f623d84-8e3c-4f44-9249-1531d9744a03_w408_r1_s

Xog: Xasan oo BF ka hor shaacinaya dal noo saxiixay heshiis lagu difaacayo badda

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta hor-tegaya baarlamaanka Soomaaliya, wuxuuna u jeedi doonaa khudbad uu kaga hadlayo xaaladda guud...