25 C
Mogadishu
Monday, June 30, 2025

Jawaari oo ku dhowaaqay goorta R/W C/Weli loo qaadayo codka kalsoonida

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa shaaca ka qaaday in talaadada soo socoto (December 12 2014) mooshinka ka dhanka ah xukuumadda Cabdi Weli loo qaybin doono Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia.

Jawaari waxa uu sheegay in markaa kadib ay xildhibaanada soo aqrisan doonaan mooshinka, kana doodi doonaan, ayada oo lixda bishan December oo ku began sabti codka kalsoonida la qaadi doono.

Jawaari ayaa arrintan ku shaaciyey bayaan uu soo saaray oo nuqul ka mid ah lasoo gaarsiiyey Caasimada Online

Hoos ka akhriso bayaanka Jawaari:
jawaaaari

- Advertisement -

Read more

Local News