27.4 C
Mogadishu
Sunday, November 16, 2025

Jubbaland oo ka jawaabtii qoraalkii DFS kana digtay cawaaqib xun oo ka dhasha

Bookmark
Bookmarked

Share

Kismaayo (Caasimadda Online) – War-saxaafadeed ka soo baxay Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa looga jawaabay qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, kaasoo lagu tilmaamay inuu yahay mid hareer marsan sharciga iyo Dastuurka Kumeel gaarka ah.

Jubbaland ayaa sheegtay in dowladda Federaalka ay faragelin qaawan ku heyso arrimaha doorashooyinka, isla markaana ugu baaqday Beesha Caalamka inay si dhow ula socdaan, wixii caaqib ah ee ka dhasha fara gelintaas.

Halkaan ka daawo Wararkii ugu dambeeyey qaraxii Xarunta Gobolka Banaadir iyo liiska dhimashada

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News