Koonfur Galbeed: Jadwalka doorashada oo la shaaciyay

Baydhabo (Caasimada Online)-Gudiga doorashada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulan ay maanta yeesheen ku go’aamiyey qaabka ay u dhici laheyd doorashada maamulkaasi.

Inta uu kulanka socday Gudiga Doorashada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo bandhigay hab raaca loo dooran lahaa maaxweynaha maamulkaasi.

Guddiga ayaa Jawdwalkaani doorashada soo saaray xili dhawaanahaan gudiga maamulkaasi aad looga dhowr sugaayey in ay soo saaran Jadwalka.

Halkaan hoose ka akhriso jawdalka ay soo saareen Gudiga doorashada Maamulka Koonfur Galbeed Somalia:-