25.3 C
Mogadishu
Wednesday, October 22, 2025

La mood noqonse wayday: Xaguu mashruucii DP World ee Berbera ku dambeeyey ?

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Hargeysa (Caasimada Online) – Heshiiska dekedda Berbera, wuxuu u muuqday fursad faqriga ka saari kartay Somaliland, balse wax walba mar qura ayay si lama filaan isku beddeleen. Somaliland waxa ay iminka ka fakaraysaa wixii ay sameyn lahayd. Hoos ka daawo warbixin muuqaal ah oo arrintan faah-faahinaysa. 

- Advertisement -

Read more

Local News