32.9 C
Mogadishu
Thursday, April 30, 2026

Maxaad ka taqaan 27-ka hay’adood ee Turkishka ee ka howl-gala Muqdisho?

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Iyadoo ay si xowli ah usii korortay sida Turkiga ugu lug leeyahay arrimaha Soomaaliya kadib macaluushii 2011-kii, ayaa markii ugu horeysay la shaaciyay shirkadaha Turkiga ee ka howlgala Soomaaliya sida ku soo baxday baaritaan uu sameeyay aqoonyahan Turkish ah oo qoraal ka sameeyay arrintan.

Aqoonayahankan oo lagu magacaabo Mehmet Ozkan wuxuu baaritaankiisa ku sheegay inay jiran shirkado badan oo Turkiga ka socda kuna sugan Soomaaliya, iyadoo intooda badan aan la ogeyn waxa ay ka hayaan dalkaasi, isla markaana aysan ogoleyn inay bixiyaan xogta dhaqdhaqaaqooda iyo waxqabadkooda gudaha Soomaaliya .

Haddaba Shirkadaha Turkiga ee Soomaaliya ka howlgala waxaa ka mida:

  1. TIKA
  2. Red Crescent
  3. Diyanet Foundation
  4. Presidency of Religious Affairs
  5. Istanbul Metropolitan Municipality
  6. State Hydraulic Works
  7. State Airport Authority
  8. Ministry of Health
  9. Presidency for Turks Abroad and Related Communities
  10. Anadolu Agency
  11. Yardımeli
  12. IGMG Hasana Association
  13. Bashir Association
  14. Cansuyu
  15. Deniz Feneri
  16. Ihlas Foundation
  17. Africa Brotherhood and Solidarity Association (AFKAD)
  18. ISRA Association
  19. IHH Turkey
  20. IHH Europe
  21. Kimse Yok Mu
  22. Nile Organization
  23. Charity Stone
  24. Doctors Worldwide
  25. Aegean Health Association Federation (ESAFED)
  26. AID (Association of International Physicians)
  27. Aziz Mahmud Hüdayi Foundation

Isha: Goobjooge.com

- Advertisement -

Read more

Local News