Muqdisho (Caasimada Online) – Madasha Midnimada iyo Dimuqraadiyadda ayaa soo saartay war ka kooban toddoba qodob oo ay kaga hadashay mowqifkeeda ku aadan kulankii madasha wadatashiga qaran ee lagu go’aamiyey nooca doorashada Soomaaliya ay qaadaneyso ee 2016.
Qodobada, ayaa si aad ah loogu dhaliilay xadgudubyadii dastuuriga ahaa ee ka dhacay Villa Somalia, kuwaasi oo madasha ay sheegtay inaan la aqbali karin.
Hoos ka aqri warmurtiyeedka.
[su_document url=”http://caasimadda.net/wp-content/uploads/2016/01/War-Murtiyeed-29-01-2016.pdf” width=”1180″ height=”1600″]

