Dhageyso: Cabdi Weli Gaas waa saxiixay 4.5-ka

Muqdisho (Caasimada Online) – Xil. Cabdiraxman Xoosh Jibriil oo ka mid ah xildhibaanada BF ayaa sheegay in Cabdiwali Gaas uu saxiixay in nidaamka doorashada 2016 in lagu soo xulo 4.5 uuna been u sheegayo shacabka reer Puntland.

Xildhibaanka ayaa ku tilmaamay in Cabdiwali Gaas uu galay qiyaano, isla markaasna looga fadhiyo baarlabaanka Puntland in aay tallaabo ka qaadaan Cabdiwali Gaas.

Halkan Ka Dhegeyso

[su_audio url=”http://saadaalnews.net/wp-content/uploads/2016/01/Xildhibaan-Xoosh-Jibriil.mp3″]