27.9 C
Mogadishu
Monday, November 10, 2025

Mooshinka Kalsooni kala noqoshada Golaha Wasiirada Jubbaland oo la saxiixay (Akhriso tirada…)

Bookmark
Bookmarked

Share

Kismaayo (Caasimadda Online) – Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa mooshin kalsooni kala noqosho Golaha Wasiirada u gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka, iyagoo ku eedeeyay waxqabad la’aan, amniga oo wax laga qaban waayay iyo qodobo kale.

Qoraal ay ku saxiixnaayeen illaa sodomeeyo Xildhibaano ayaa lagu sheegay Mooshinka Kalsooni kala noqoshada uu yahay mid wadar ahaan oo aan kali kali aheyn.

Halkan hoose ka akhriso Qoraalka Mooshinka

 

- Advertisement -

Read more

Local News