28.9 C
Mogadishu
Monday, November 17, 2025

Muuqaal cajiib ah: Muqdisho oo dusha looga duubay Drone

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, ayaa hada u muuqata mid horumar ballaaran ka sameeyneysa dhanka amaanka, sidoo kale magaalada waxaa kusii badanaya dhismooyinka casriga ah ee dhaadheer.

Muqdisho ayaa sidoo kale u muuqata inay maaliba maalinta ka dambeysa sii ballaaraneyso baaxaad ahaan.

Halkaan ka daawo Muuqaal qurux badan oo lagu duubay Drone.

- Advertisement -

Read more

Local News