26.4 C
Mogadishu
Sunday, November 16, 2025

RW Kheyre oo magacaabay Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Dalka (Akhriso)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Somalia Xasan Cali Khayre ayaa wareegto ku magacaabay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Dalka.

Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Ra’isul wasaaraha oo soo baxday maanta oo ku beegan 22-ka Bishaan Agoosto 2017-ka ayaa waxaa xilkaas loogu magacaabay Eng. Saadiq C/laahi Cabdi.

Xilkaan ayaa banaanaa tan iyo markii la dilay allaha u naxariistee Wasiirkii Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dibu dhiska Cabaas Sheekh Siraaji.

- Advertisement -

Read more

Local News