25 C
Mogadishu
Monday, June 30, 2025

Safaaradda Soomaaliya ee Turkiga oo war kasoo saartay ninkii isku qarxiyey diyaaradda DAALO

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Safaarada Soomaaliya ee dalka Turkiga ayaa beesnisay in safaaradaasi ay fiiso u dalabtay ninka isku qarxiyay Daallo Airlines ee lagu magacaabo Abdullaahi Abdisalam Borleh.

Safaaradda ayaa wakaalada wararka ee AP u sheegtay inay been abuur tahay warqad safaaradda lagu saxiixay oo lagu faafiyay warbaahinta, taasoo sheegeysay in Boorleh uu yahay la-taliyaha wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya.

Warqad la sheegay inay Safaaradda Somalia ee ku taalla caasimadda dalka Turkiga ee Ankara u soo dirtay Safaaradda Turkiga ku leeyihiin magaalladda Muqdisho, oo looga codsaday inay u fududeeyaan Fiisaha Abdullaahi Abdisalam Borleh.

Hoos ka arag warqadda

12736139_1063262153732003_1906892634_n

- Advertisement -

Read more

Local News