26.6 C
Mogadishu
Monday, June 9, 2025

Safiirka Mareykanka oo 25 sano kadib hal arrin ugu suurto-gashay Muqdisho + Sawirro

Bookmark
Bookmarked

Share

Safiirka Mareykanka ee Somalia Stephen Schwartz ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay Mareykanka 25 sano kadib magaalada Muqdisho ku qabsado xaflad loogu dabaal degaayo maalinta xorriyada Mareykanka oo ku beegan 4 July.

Safiirka Mareykan ayaa qoraal iyo sawirro loogu dabaal degayo 4 July looga dabaal degayo soo dhigay bartiisa Twitter-ka  isagoo kusoo qoray in 25 sano kadib xafladda dabaaldega maalinta xornimada Mareykanka lagu qabtay Muqdisho.

Mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda Somalia, xildhibaano, qeybaha bulshada iyo dad kale oo lagu casuumay ayaa ka qeyb galay xafladda.

Ogeysiis

Si aad usoo degsato APP-ka cusub ee Caasimada Online, fadlan raac link-yada hoose.

Android: Haddii aad isticmaaleyso taleefonada ku shaqeeya Android, sida Samsung, HTC, LG iyo wixii la mid ah) fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa Google Plays tore-ka, kadiba degso app-ka.   HALKAN CLICK SII

iPhone: Sidoo kale, haddii aad isticmaaleyso iPhone, fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa App store-ka, kadibna soo degso app-ka Caasimada Online. HALKAN CLICK SII

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Table of contents [hide]

Read more

Local News