25.9 C
Mogadishu
Thursday, June 26, 2025

Sawir qosol badan: Shariif Xasan oo kuraas faaruq ah u khudbeynaya

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir gacmeedkaani ayaa waxaa lagu muujiyay Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sheekh aadan oo u khudbeynaaya kuraas faaruq ah.

Shariif Xassan oo ah Musharax baadi goob ugu jira codadka Xildhibaanada ayaa waxa uu kala garan la’yahay Xildhibaanada iyo Kuraastii ay isticmaalayeen.

Kuraasta ayaa waxa uu ka dalbanayaa inay joojiyaan buuqa iyo sawaxanka, waxa ayna taa tusaaleyneysaa sida uu xaalka Shariif Xassan yahay.

sak22

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News