Muqdisho (Caasimada Online)- Ciidamada dowlada Soomaaliya oo maanta howlgalo ka sameeyay magaalada Muqdisho ayaa waxay kusoo qabteen dad ka ganacsanayay waxyaabaha maanta dooriyo iyo hub.
Ciidamada oo howlgalkaan ka sameehay degmada Shangaani ee gobolka Banaadir ayaa sidoo kale waxay kusoo qabteen dhaqaale doolar iyo shilin Soomaali ah kuwaasi oo la sheegay in waxyaabaha maanka dooriya lagu kala iibsanayay.

Caasimada Online
Xafiiska Wararka Muqisho
[email protected]

