Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaannada baarlamanka Soomaaliya ee taageersan ra’iisul wasaare Cabdi Weli ayaa maanta mar kale fowdo ka kiciyey xarunta BF, waxaana suurta gali weysay inuu furmo shirkii baarlamanka ee la doonayey in mooshinka Cabdi Weli lagu dhageysto.
Waa markii saddexaad ee uu kullanka baarlamanka fashilmo, waxaana idiin soo gudbineynaa sawirrada shirka ee nala daawada.