25.6 C
Mogadishu
Friday, October 24, 2025

SAWIRRO: Odayaal shirka Garbahaarey ka baxay oo ku biiray kan KISMAAYO

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka ka imaanayo Magaalada Kismaayo, ayaa sheegaya in halkaasi ay gaareen Nabadoono farabadan iyo Odayaal kasoo baxay shirka ka socda Magaalada Garbahaarey .

Nabadoonada iyo Odayaasha ayaa la sheegayaa ka hor inta aysan soo bixin inay xiriir lasoo sameeyen Maamulka Axmed Madoobe, iyadoona garoonka Kismaayo ay kusoo dhaweeyen Odayaal iyo Xubno ka tirsan Maamulka Jubba.

Ujeedada socdaalka odayaal dhaqameedkan ayaa qayb ka ah soo xulista xildhibaanada Jubaland, waxa ayna aad uga cabanayeen shirka Garbahaarey oo ah mid qabyo ah.

Odayaal dhaqameedka n ayaa waxaa kamida ah Ugaas Maxamed xasan yarow,Garaad Cabdisalaan iyo qaar kale oo miisaan ku leh Gobolka Gedo.

Dhanka kale, Odayaasha ayaa la soo warinayaa in la dajiyay goob ka madax banana goobihii la dajiyay Odayaashii horay halkaasi u gaaray, maadaama ay kasoo go een shirka kale.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

12

13

14

15

16

17

18

19

20

21

22

23

24

25

26

27

28

- Advertisement -

Read more

Local News