24.9 C
Mogadishu
Monday, December 15, 2025

SAWIRRO: SHIRKII IGAD OO FURMAY!!

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka furmay shirka urur goboleedka IGAD, kaasi oo dowlada Soomaaliya ay marti gelineyso muddo 28 sano kadib.

Shirka ayaa waxaa looga hadlayaa xaalada dalka Soomaaliya iyo horumarka ay gaartay dowlada Federaalka Soomaaliya muddada ay shaqeynaysay, waxaana shirka maanta si rasmi ah u furay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud.

Shirka ayaa waxaa la filayaa in isla maanta lagu soo gabogabeeyo magaalada Muqdisho, islamarkaana laga soo saaro war murtiyadeed looga hadlayo waxyaabaha kasoo baxay.

DAAWO Sawiro hordhac ah.

1 2 3 4

- Advertisement -

Read more

Local News