28 C
Mogadishu
Thursday, April 30, 2026

Sawirro: Magaalada Xalab ee Syria: Shalay iyo Maanta

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Xalab ee dalka Syria ayaa waxaa ka muuqdo burbur xoogan oo ay u geysteen dagaalada sokeeye ee dalkaasi ka bilowday muddo shan sano ka hor.

Dagaaladaasi ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac badan oo aysan jirin cid lagula xisaabtamayo.

Mareykanka iyo Ruusha ayaa ku dagaalamaya magaalada, waxaana dal walbaa uu taageero u muujinayaa dowlada iyo mucaaradka dalkaasi.

Daawo sawirada Hoose oo muujinaya sida ay ahaan jireen meelaha qaar ee magaalada Xalad iyo sida hadda ay yihiin

- Advertisement -

Read more

Local News