27.5 C
Mogadishu
Sunday, June 22, 2025

Sawirradaan ayaa kugu filan si aad u aragto horumarka MUQDISHO (Daawo)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, waxaa saddexdii sano ee ugu dambeysay ka socday horumar aad u baaxad weyn, oo mararka qaar u muuqda mid caqliga ka baxsan marka loo eego sida xowliga ah ee uu ku socdo.

Inta badan horumarka Muqdisho ka jira wxaaa sababtiisa leh dadka Muqdisho u dhashay ee magaalada joogo iyo kuwo qurbaha kasoo laabanaya iyo caawimadda dowladda Turkiga ay siisay shacabka Muqdisho.

Waxaa la yiraahdaan “Hal sawir ayaa ka xoog badan kun erey”, sidaa darteeda waxba ka sheekeyn meyno horumarka Muqdisho ka socda ee indhihiina ku daawada sawirradan quruxda badan ee laga soo qaaday caasimada.

Banaadir1banaadir3banaadir4banaadir5banaadir6banaadir7banaadir8banaadir9banaadir10banaadir11banaadir12banaadir13banaadir14banaadir15banaadir16banaadir17banaadir18banaadir19banaadir20banaadir21banaadir22banaadir23banaadir24banaadir25

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News