25 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

Sawirro: Boqor Salmaan oo booqday dhaawaca

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Boqorka dalka Sacuudi Carabiya Boqor Salman Bin Cabdulcasiis iyo Saraakiil ka tirsan Boqortooyada ayaa booqday Isbitaaladii la geeyay dhaawacyadii ku waxyeeloobmay wishii galaaftay nolosha dad gaaraya 107 ruux.

Boqorka ayaa sidoo kale u tacsiyeeyay qoysaskii dadkooda ku waayay Burburka Wiishka waxa uuna qaarkood gaarsiiyay dhaqaale ay ku maareyaan aaska.

Boqor Salmaan wuxuu sheegay inuu socdo baaritaan lagu ogaanayo sababta ka dambaysay soo dhicitaankii wiishka.
1

2

3

4

5

6

7

8

- Advertisement -

Read more

Local News