Sawirro: Ethiopia oo fadeexad tii ugu xumeyd ay ka raacday soo dhaweyntii madaxweyne Obama

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama oo safar ku jooga Magaalada Addis Ababa ee Xarunta dalka Ethiopia ayaa soo dhoweyntiisii ka dhacday Fadeexo iyo bahdilaad.

Ra’iisul wasaaraha Ethiopia ayaa ku fashilmay heerkii laga filaayay soo dhaweynta Obama waxa ayna kaamiradu qabatay dadkii soo dhaweynaayay Obama oo isbarbar yaac iyo nidaam daro ay ku kaceen goortii uu Obama kasoo degay diyaarada.

Ilaalada gaarka ah ee Obama ayaa shakiyay goortii ay bilaabatay isku dhexyaaca waxaana shaki laga muujiyay in isku dhexyaaca looga dhex faa’iideysto Obama.

Dadka soo dhaweynta loogu tallo galay ayaa Obama ku qaabilay Jaranjarada labaad ee Diyaaradaha waana tan keentay Fadeexada ugu weyn.

Ilaalada ayaa xakameyn waayay isku dhexyaaca waxaana la dadajiyay bixitaanka Obama inta uusan dhameysan gacanqaadka ka hor.

Madaxweyne Obama ayaan ku farxin qaabka loogu soo dhaweeyay Magaalada Addis ababa marka la eego dhanka Bartakoolka.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
1

2

3

Ethiopia's July 26, 2015. REUTERS/Jonathan Ernst

5

6

7

8

10

11

12

13

14

kk