Muqdisho (Caasimada Online) – Taaladaani ayaa waxaa loo dhisay Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Nelson Mandela, taasi oo laga dhisay magaalo ku taala dhulka reer Falastiin, gaar ahaan Ramallah.
Taaladaani oo loo muuqaal ekeysiiyay Nelson Mandela, ayaa waxaa laga dhex suray bartamaha magaalada Ramallah, iyadoo goobta laga suray ay u booqasho tageen Madax farabadan oo uu kamid yahay Madaxweynaha Dowladda Falastiiniyiinta Maxamud Cabaas.
Ujeedka taallada ayaa ah cibraqaadasho ahmiyada ay leedahay xoriyada.
HOOS KA DAAWO SAWIRADDA







