24.9 C
Mogadishu
Wednesday, June 25, 2025

Sawirro: Puntland oo soo bandhigtay Markabkii shidaalka waday ee lasoo daayay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Bosaso (Caasimada Online) – Maamulka Puntland ayaa goordhow soo bandhigay Markabkii ARIS 13 ee dhawaan kooxaha Burcabadeeda Soomaalida ay Afduubteen.

Maamulka ayaa Markabka kusoo bandhigay magaalada Boosaaso waxa ayna Saraakiisha maamulka sheegen in Puntland ay nasiino siineyso Markabka iyo shaqaalaha la socday.

Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar oo ah Hogaamiye ku-xigeenka maamulka oo booqday Dekadda ayaa sheegay inay ku guuleysteen deysmada Markabka.

Markabka ayaa la sheegay inay la socdaan 8 ruux oo ajaaniib ah kuwaa oo la shaqeynaayay Markabka.

- Advertisement -

Read more

Local News