25.6 C
Mogadishu
Monday, June 30, 2025

Daawo Sawirrada: Tartankii ugu cajiibka badnaa adduunka oo ka dhacay magaalada Leogang.!!!!

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa dalka Austria gaar ahaan Magaalada Leogang ka dhacay tartan loo qabanaayay dadka ugu garka iyo shaaribka weyn kaasi oo ay kasoo qeybgaleen Kontomeeyo ka kala yimid caalamka intiisa kale.

Tartankaani ayaa waxaa usoo daawasho tagay dad la sheegay in tiradooda ay kor u dhaafeyso 1,116 kuwaasi oo daneynaayay tartankaasi cajiibka ah oo leysku gudoonsiinaayay bilado.

Tartanka ayaa waxaa soo qabanqaabisay Dowlada Austria kaasi oo sanadkiiba mar dhaca.

Bilada ayaa waxaa la gudoonsiiyay ruuxa ugu garka iyo shaarbaha qurxoon kaasi oo sheegay inuu xanaaneynaayay muddo ku dhow 5-sano oo xiriir ah.
g1

g2

g3

g4

g5

g6

g7

g8

g10

g11

g12

g13

g14

g15

g16

g17

- Advertisement -

Read more

Local News