25 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

Sawirro: Tv-yada India oo baahiyay muuqaal aad looga argagaxo (Kuwaana qaado)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Wiilkaani da’da yar ayaa waxaa lagu magacaabaa Mahendra Ahirwa, waxa uuna kasoo jeeda dalka India.

Mahendra Ahirwa, ayaa waxaa lagu arkay xanuun dhif ah kaasi oo ka haleelay qoorta, isagoo gabi ahaan gabay xakameynta qoortiisa.

Mahendra Ahirwa, waxa uu kasoo jeeda qoys sabool ah oo aan awood u laheyn inay iska bixiyaan dhaqaalaha lagu dabiibi lahaa, hayeeshee waxa uu gurmad ka helay dadyow kale.

Mahendra Ahirwa, oo muuqaaladiisa ay baahiyeen Tv-yada caalamka ayaa waxaa muuqaalkaasi aad uga argagaxay shucuubta caalamka, gaar ahaan kuwa Britain oo u gurmaday.

Haweeney lagu magacaabo Julie Jones ayaa kamid aheyd dadka wiilkaasi xanuunsan daweyntiisa u istaagay iyadoo usoo qaarantay lacag dhan (12,000)

Julie Jones waxa ay dhaqaalahaasi ku bixisay daweynta Mahendra Ahirwa oo markii danbe lagu guuleystay.

1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

12

13

14

- Advertisement -

Read more

Local News