26.9 C
Mogadishu
Tuesday, June 17, 2025

Sawiro: Xalane oo lagu qabtay xaflad lala yaabay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Xafladaani oo ka dhacday magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia, ayaa waxaa lagu xusaayay dagaalkii koowaad ee adduunka kaas oo ka dhacay Gallipoli, Turki, lalana galay boqortooyadii Cusmaaniyiinta.

Xafladda oo ka dhacday xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho, ayaa waxaa kasoo qeybgalay Tirro Saraakiil ka kala socta dhowr dal.

Xafladda ayaa waxaa lagu soo dul-maray Taariikhda dagaalkaasi, waxaana halkaasi lagu xusay saameynta uu lahaa iyo sida iminka looga kabsaday.

Abaabulka Xaflada ayaa waxaa lahaa Xafiiska QM ee Somalia, iyadoo martida aan kamid noqon Dowlada Somalia iyo xubnaha dalalka kale ee afrikaanka ka jooga Somalia.
xalane1

xalane2

xalane3

xalane4

xalane5

xalane6

xalane7

xalane8

xalane9

xalane10

xalane11

- Advertisement -

Read more

Local News