32.9 C
Mogadishu
Thursday, April 30, 2026

Sawirro: Xassan Sheekh iyo Madax farabadan oo saf u galay Safaarada Turkiga

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Farxadaani ayaa waxa ay ka dhacday dhismaha Safaaradda Turkiga ee ku taala magaalada Muqdisho, taa oo ay kasoo qeybgaleen Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlada Somalia iyo Marti sharaf kale.

Madaxda ka qeybgashay ayaa waxaa kamid ahaa Madaxweynaha DFS Xasan Sheakh Maxamuud, Ra’isul wasaare ku-xigeenka dalka mudane Maxamed Cumar Carte iyo xubno kale.

Madaxweynaha Soomaaliya oo munaasabada ka hadlay ayaa sheegay in dowladda Turkiga ay ka mid tahay dowladaha garabtaagan dowladda Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale Hambalyo u diray Madaxweynaha dowladda Turkiga iyo sidoo kale shacabkiisa.

Madaxweynaha ayaa ka mahadceliyay gurmadki dowladda iyo shacabka Turkigu ay u fidiyeen walaalohooda Soomaaliyeed, wuxuuna soo hadalqaaday booqashooyinkii taariikhiga ahaa ee madaxweynaha dalkaasi Rajab Dayib Erdogan uu ku yimid Soomaaliya.
turkiga-1

turkiga-2

turkiga-3

turkiga-4

turkiga-5

turkiga-6

turkiga-7

turkiga-8

turkiga-9

turkiga-10

turkiga-11

turkiga-12

- Advertisement -

Read more

Local News