25.9 C
Mogadishu
Monday, June 9, 2025
Search results for:

Farmaajo

Mucaaradka ku shirsan Muqdisho oo war culus ka soo saaray maqnaashaha Farmaajo

Muqdisho (Caasimada Online) - Xubnaha mucaaradka ee shirka ku yeeshay hoteelka Jasiira ee magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horreysay si faah-faahsan uga hadlay maqnaashaha...

FARMAAJO oo war kasoo saaray dhacdadii naxdinta laheyd ee…

Doha (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay dhacdo murugo leh oo ay ku naf waayeen dhallinyaro Soomaaliyeed...

Xog: FARMAAJO oo diiday isbaheysiga iyo Rooble, Mursal iyo Saacid oo galabta yimid

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble iyo Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), iyo Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Maxamed...

Farmaajo oo ka digay arrin uu Xasan Sheekh u adeegsaday…

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa caawa soo saaray war-saxaafadeed uu ku eedeeyey shaqaalaha iyo warbaahinta dowladda oo...

Farmaajo oo ka horyimid dhismaha xisbiga cusub ee Xasan, kuna taliyey 3 arrin

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo saaray qoraal u uku cambaareeyey qorshaha Madaxweyne Xasan Sheekh u uku...

Xog: Farmaajo & Laftagareen oo Qatar ku shiray iyo DF oo 3 arrin ka ogolaatay Laftagareen

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen oo maalmahaan dibadda ku maqnaa soona maray dalka Imaaraadka Carabta oo safar qarsoodi uu ku...

Farmaajo oo shacabka uga digay arrin la xiriirta ciidanka dowladda oo ay wadaan…

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu ku dhiirigeliyey ciidamada qaranka, isagoo dalbaday in la...

Farmaajo oo Xasan u diray farriin culus oo ku saabsan geerida Jeneraal Sheegow

Muqdisho (Caasimada Online) -Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa qoraal ka soo saaray geerida Jeneraal Sheegow Axmed Cali, oo caawa ku geeriyoodsy...