27.9 C
Mogadishu
Tuesday, February 3, 2026

Shirka Hogaamiyayaasha Madasha oo Muqdisho ka furmaya

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)   Waxaa lagu wadaa in maalinta beri ah uu magaalada Muqdisho ka furmo Shirka Hogaamiyeyaasha Madasha Wadatashiga Qaran.

Shirkani ayaa waxaa la filayaa inuu shir Guddoomin doono Madaxweyne Xasan Sheekh, waxaana sidoo kale ku dhamaan doona Hogaamiyayaasha Gobolada dalka.

Qaar kamid ah Hogaamiyayaasha Madasha Qaran, ayaa lagu wadaa in maanta ay soo gaaran magaalada Muqdisho, si maalinta beri ay qeyb uga noqdaan Shirka.

Qodobada looga hadli doono Shirka ayaa waxaa kamid ah Tabashooyinka maamulka Puntland ee ku aadan doorashada Xildhibaanada gobolada Waqooyi.

Geesta kale, shirka ayaa waxaa ka qeybgali doona qaar kamid ah Wakiilada Beesha Caalamka ka jooga Somalia.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News