25.5 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025

Video: 13 jir Somali ah oo hindisay qalab cajiiba

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Buuhoodle (Caasimada Online) – Wiil Soomaaliyeed oo agoon ah, kuna nool magaalada Buhoodle laguna magacabo Guuleed Aadan Cabdi ayaa soo bandhigay agab farsamo cajaa’ib leh oo maskaxdiisa uu ka hindisay, wuxuuna wiilkan isu geeyay caagado, fiilooyin iwm, wuxuuna kasoo saaray baabuur soconeysa, marwaxad shaqeyneysa iyo diyaarad duuleysa…

Qalabka uu ka sameeyay Guuleed Yare ayaa la oran karaa wuxuu ka sitaa qalabkii yaraa ee uu xariga ku mutay wiilkii Mareykanka ee asalkiisu ahaa Suudaan ee Ahmed, iyadoo waxa kaliya ee Guuleed la’ yahay ay tahay in adduunka loo bandhigo.

- Advertisement -

Read more

Local News