26.9 C
Mogadishu
Wednesday, June 25, 2025

VIDEO: Barnaamijkii WARGELIN SHOW

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Barnaamijka Wargelin Show, waa barnaamij toddobaadle ah oo aad u xiisa badan, kaasi oo mar walba looga hadlo waxyaabaha muhiimka ee Soomaalida quseeya. Toddbaadkan waxaa barnaamijka uu ku saabsan yahay wareysi lala yeeshay gabadha wariyaha Somali-Canadian-ka ah ee Hodan Naleyeh, gabar yar oo qabta cancer iyo arrimo kale.

warg

Halkan ka daawo Wargelin Show

- Advertisement -

Read more

Local News