25.6 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025

Video: Faroole oo war ka soo saaray go’aankii ICJ ee badda Somalia

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Musharax madaxweyneDr.  Cabdiraxmaan Faroole, ayaa soo dhaweeyey go’aanka Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ay ku gaartay inay gashao dacwadda badda Soomaaliya ee Kenya ay isku dayeyso inay qeyb ka mid ah ay boobto.

“Soomaaliya muddo ayey bur bursaneyd, balse waa dal madaxbanaan, oo xoriyaddiisa iyo madaxbanaanidiisa aysan cidna fara-gelin ku sameyn karin, waana arrin aan la qabali karin, aniguna aan aqbali karin” ayuu yiri Dr. Cabdiraxmaan Faroole.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News