24.7 C
Mogadishu
Tuesday, July 28, 2026

Liiska magacyada 8 musharax ee beri jeedin doona khudbadaha

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Baarlamaanka Somalia ayaa maalinta beri ah u gudbi doona qeybta labaad ee dhageysiga Khudbadaha Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha.

Khudbadaha ay Musharaxiinta jeedinayaan ayaa waxaa maalinta berri ah ku qoran ilaa 8 Musharax oo ay soo xuleen Guddiga.

Seddeeda Musharax ee maalinta Berri ah jeedin doona Khudbadaha ayaa waxa ay kala yihiin:

1-Cabdinaasir Cabdulle Maxamed

2-Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

3-Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole)

4-Cabdulaahi Cali Axmed (Cadow Cali Gees)

5-Cabulaahi Cali Xasan

6-Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi

7-Cali Xaaji Warsame

8-Cabdulkhaadir Cosoble Cali

Khudbadaha ayaa waxaa lasoo gunaanudayaa maalinta Axada ah oo ay jeedin doonaan Musharaxiin dhan 8 kuwaa oo noqon doona qeybta ugu danbeysa.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News


Fatal error: Uncaught Error: Undefined constant "console" in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php:60 Stack trace: #0 [internal function]: dynamic_data_flow_filter('<!doctype html ...', 9) #1 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/functions.php(5493): ob_end_flush() #2 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(341): wp_ob_end_flush_all('') #3 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(365): WP_Hook->apply_filters('', Array) #4 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/plugin.php(522): WP_Hook->do_action(Array) #5 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/load.php(1308): do_action('shutdown') #6 [internal function]: shutdown_action_hook() #7 {main} thrown in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php on line 60