25.5 C
Mogadishu
Wednesday, June 25, 2025

Video: Horumarka Muqdisho & Maanta

Bookmark
Bookmarked

Share

Magaalada Muqdisho waxeey cagta saartay wadadii horumarka iyo dib u dhiska kadib sanaddo badan oo burbur iyo dagaal hareeyay, Waxaa haatan kuu muuqanaya isbadal iyo dib u soo kabasho dhan walba leh.

Muqdisho waxaa ku soo laabanaya Qurba Joogta Soomaaliyeed waxeeyna ka sameynayaa ganacsiyo horumarka Magaalada dib uga qeyb qadanaya waxaa kaloo soconaya dadaalada ay wado dowlada iyo xaqiijinta amniga Magaalda Muqdisho.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO:

 

- Advertisement -

Table of contents [hide]

Read more

Local News