Caasimada Online: Qaar ka mid ah gudoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa weerar culus ku qaaday Wasiirada Dowlada Somalia, Xildhibaanada Iyo Madaxda Qarka ayagoo ku eedeeyay in ay Lacago badan ku bixiyaan Hotelo iyo Goobo u dhow Xarunta Villa Somalia.
Warbixintani laga diyaariyay arinkani ayaa ah mid dhinacyo badan ka hadleyso waxaana eedeymahaasi ka jawaabaya Madaxdii loo soo jeediyay in ay deegaano ama xafiisyo aysan ka dhigan Degmooyinka Gobolka Banaadir oo ay isku koobeyn hal goob ama hal degmo waxeyna ka jawaabayaan eedeymahaasi.

