Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa muddo 23 sano kadib waxeey dib u heshay in magaalada oo idil laga hir geliyo nalal cad-ceeda ku shaqeeya oo habeenkii daarmaya balse waxaa helay caqabad damisay nalalkaasi, kadib markii qaarkood la qarxiyey qaarna ay cilado heleen..
Muqdisho haatan waxeey din mar kale u heshay in ay shidmaan nalalkii cad ceeda ku shaqeynayay ayadoo maanta la billaabay in cilad bixin lagu sameeyo nalalkaas, ayada aad ka arki karto muuqaalkani sida nalalkaas dib loogu hir-geliyey.