Video: Muqdisho oo farriin u diraysa cadowgeeda

Muqdisho (Caasimada Online) – Qaraxyo, weeraro iyo dilal joogto ah, haddana Muqdisho waxa uu horumarkeeda ku socdaa si xowli ah. Si kasta oo la isugu dayo iyo si kasta oo loo dhibaateeyo, lama joojin karo horumarka iyo soo kabashada Muqdisho iyo shacabkeeda. Muuqaalkan waxa uu ka tarjumayaa adkeysiga Muqdisho.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
caasimada@live.com