Caasimada Online: General Maxamed Deeqoow “Genaral Jaksan” oo ka mid ahaa Saraakiishii Taraafikada Soomaaliya ayaa ka sheekeynaya Arin kaa oohineysa oo hadii aad daawato aan hubo in aad ilmeyn doonto Qiimaha Dowladnimo ay lee dahay.
Hadaba Muuqaalkani waa mid ka hadlaya Dhacdo Cajiib ah oo ka dhacday Wadankeena Somalia gaar ahaan Magaalada Muqdisho taa oo ah “Hooyadii rida gaariga ka dilay ee loo gurmaday iyo hooyada iyada caruurteeda la xasuuqay ee aan loo garaabin…” ee nala Daawo Muuqaalkani.
HALKAAN KA DAAWO: