25.4 C
Mogadishu
Monday, June 30, 2025

Video: Shacabka Muqdisho oo ka hadlay horumarka ka socda magaalada

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Caasimada Online:  Shacabka Magaalada Muqdisho oo ka hadlay muuqaalka guud ee Muqdishi iyo Bilic ahaan waxaa iska badalay qaabkii ay aheyd Sanadkii la soo dhaafay marka loo fiiriyo Horumarka ay Sanadkaan Sameeysay Magaalo madaxda dalkeena ee Muqdisho.

Dhinac waa horumar ku cusub magaalada dhinac waa is badal dhinaca Bilicda Magaalada dhinacna waa dib u dhis xoogan oo ka socda Magaalada Muqdisho ee nala daawo Video-gaan aan isku keenay waxii cusub ee ugu dambeeyay ee Magaalada.

HALKAAN KA DAAWO:

 

- Advertisement -

Table of contents [hide]

Read more

Local News