Caasimada Online: Soomaalida ku nool Wadanka MAreykanka ayaa ku dagaalamay hotelka uu dgaan yahay Madaxweynaha Somalia hortiisa ayagoo ku kala qeyb sanaa in lagu banaan baxo iyo in la soo dhaweeyo waxaana arinkaasi fara geliyay oo dhex galay Ciidamada Boliska ee wadanka Mareykanka.
Arinta fool xumada ah oo Tv-yada laga sii deynaya ayaa ah in Soomaali badan ay doonayaan in madaxweynaha ay soo dhaweeyaan halka tiro kalana ay ku qeylinayana erayo aad looga naxayo ama ku tusinayo boorarka ay wataan in aysan ku cajab gelineynin.
HALKAAN KA DAAWO: