29.9 C
Mogadishu
Wednesday, October 22, 2025

VIDEO: Ma ku dhiiran kartaa waxa ay ku dhiiranayaan Soomaalidan? (YAAB)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Caasimada Online:  Wadanka Taliyaaniga oo ka mid ah Wadamada ay Tahriibka dhanka badda ah ay Soomaalidu ku soo gasho ayaa habenkii xalay ahaa waxaa ka dhacday Doon cusub oo tahriibayaal Soomaali ah waday oo ku soo xiratay Jazeerada lamaduusa balse markii magaalada loo soo qaaday Tahriibyaasha waxaa dhacay arin yaab leh.

Arintani ayaa ah in dadyoowgii soo galay tahriibka ay xoog uga baxsadeyn askartii kadib markii ay ka carareyn in laga qaado faro ee nala daawo video-ga.

HALKAAN KA DAAWO:

- Advertisement -

Table of contents [hide]

Read more

Local News