25.7 C
Mogadishu
Monday, June 16, 2025

Video: Weriye mareykan ah oo shaaciyey sir badan oo Soomaaliya ku saabsan

Bookmark
Bookmarked

Share

Wariye u dhashay dalka Mareekanka oo lagu magaaabo Jack Morponios ayaa soo bandhigay sir badan oo ku saabsan Soomaaliya isagoo ka hadlay arirmo xasaasi ah oo khuseeya Xatooyada CIA- da Maraykanku iyo dowlada ay ku hayaan shidaalka Soomaalia,  Garoonka Number 50 maxaa ka socda? Sababta loo dilay askarigii maraykanka ahaa ee somalia lagu dilay.

Muuqaalkaan ayaa asalkiisa kusoo baxay luuqadda Ingiriiska oo uu wariyaha Mareekanka ku hadlayo, balse waxaa Afsoomaali kasoo dhigay oo juhdi badan ku bixiyey Cabdulalahi Nuur.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka sirtaan uu banaanka soo dhigay wariyahaan u dhashay dalka Mareekanka

Wararka cayaaraha kala soco WWW.GOOL.NET

 

- Advertisement -

Read more

Local News