London (Caasimada Online) – Madaxda sare ee dowladda Soomaaliya, ayaa dhowaanahan waxaa ka dhaxeeyey khilaaf xooggan, oo sababay in howlihii dowladda ay habacsanaan ku timaado.
Waxaa sidoo kale kala qayb sanaanta madaxda ku biiray barlamanka iyo beesha caalamka oo khilaafadka madaxda dowladda qeyb ka noqday, ayaga oo la kala safan dhinacyada.
Haddaba, barnaamijkan waxa uu ku siinayaa xog buuxda oo ku saabsan sida wax u socdaan iyo doorka caalamka iyo xildhibaanada ay ku lee yihiin khilaafka.
Waxaa barnaamijkan oo ka baxay Royal TV daadihinaya weriye Maxamed Yuusuf Axmed, ee daawasho wacan.

