28.2 C
Mogadishu
Sunday, January 18, 2026

Website ka hadla arrimaha jaceylka, guurka, fariimaha iyo nolosha oo hawada soo galay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Dhammaan dadka Soomaaliyeed,gaar ahaan dhallinyarada,Gabdhaha, Wiilasha iyo guud ahaan Lamaanaha is-jecel,ama isqaba waxaa loogu bishaareynaa inuu hawada soo galay Website lagu magacaabo..www.alcarabiya.com oo ka hadlaya arrimahan:

1- Kobcinta Qoyska

2-Casharo la xariira nolosha sariirta ee lamanayaasha

3-Fariimaha Jaceylka,geeraaro iyo erayada lagu soo jiito Jaceylkaaga ama kuwa daadiska ah.

4-Chatting,ama madal lagu sheekeysto oo laga haasaawi karo.

5-Tallooyinka Jaceylka iyo u kala dab-qaadidda dadka is-jecel ama qofka jecel qof kale.

-Website-kan Alcarabiya.com waxaa qora in ka badan 10 Wariyeyaal Soomaali ah oo ku xeel-deer arrimaha bulshada.

Ku taxnow oo mar waliba booqo, www.alcarabiya.com, si aad aad u noqoto khabiir nololeed.

- Advertisement -

Read more

Local News