Magaalada Boorama ee gobolka Awdal ee dalka Somalia, ayaa waxaa lagu arkay dad badan ay la yaabeen hal geel ah, oo si aad ah jaadka u cunta, islamarkaana timaada goobaha qaadka lagu iibiyo, marka uu jaadka soo dhaco. Waxaa arrintaas warbixin Muuqaal ah kasoo diray weriye Cabdifatax Aam oo ka tirsan tv-ga Somali Channel.
Muqdisho oo u baahan is-beddel maamul oo deg deg ah afar arrin dartood
Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho waa meesha laga qiimeeyo dowlad kasta oo fadhisa Villa Somalia. Amniga, dhaqaalaha, jaceylka bulshada iyo adeegyada dowladnimadaba waxay...