27.8 C
Mogadishu
Friday, May 1, 2026

WAFTI IGAD ah oo tagaya KISMAAYO

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Wafdi ka socda Urur goboleedka IGAD ayaa lagu wadaa in maanta oo Isniin ah ay gaaraan magaalada Kismaayo.

Muhiimada socdaalka wafdiga IGAD ee Kismaayo ayaa ah inay goobjoog ka noqdaan barnaamijka lagu soo xulayo Baarlamaanka maamulka KMG ee Juba oo lagu wado in maalinta taladaada la billaabo.

Nabadoonada beelaha Kismaayo kasoo jeeda ayaa soo xuli doono xubnaha Baarlamaanka Maamulka Jubaland, iyadoo degmo kasta oo ka tirsan Jubaland 4 xildhibaan loo qoondeeyay.

Qorshaha xulista xildhibaanada ayaa la filayaa inuu soo gabagaboobo horaanta bisha February.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News