25.3 C
Mogadishu
Saturday, June 28, 2025

Shirkado jawaab ka bixiyey eedeymaha KENYA

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Inkastoo ay Dowlada Kenya ku adkeysaneyso in xirista Xawaaladaha Soomaalida iyo goobo kale oo ganacsi ay u martay wado sharci ah, ayaa waxaa go’aankaasi beeniyay qaar ka mid ah kuwa lee eedeeyey..

Kenya Forex Bureau Association, ayaa soo saaray bayaan ay kaga jawaabeen eedeynta dowladda Kenya ee hoos ka aqriso.

xawaala

- Advertisement -

Read more

Local News